Farmaajo: “Dawladdu waxa ay xoogga saartay Ilaalinta xuquuqda Shaqaalaha Soomaaliyed”

DHAMBAALKA MADAXWAYNAHA JAMHUURIYADA SOMALIA EE 1-DA MAY MAALINTA SHAQAALAHA ADDUUNKA Maanta oo ah 1-da May, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, iyaga iyo qoysaskooda. Shaqaalaha Soomaaliyeed waxaan uga mahadcelinaynaa maskax iyo muruqa ay geliyeen dib u dhiska iyo horumarinta dalkeenna. Waxaan xasuusannahay dadaalladii … Continue reading Farmaajo: “Dawladdu waxa ay xoogga saartay Ilaalinta xuquuqda Shaqaalaha Soomaaliyed”